Desktop Schools Popup

Select a School

District 196 Distance Learning Reminder and Updates

*Mensaje en español abajo.
*Farriinta Soomaalida ee hoos ku xusan.

The district continues to provide grab-and-go meals for all children every school day, no eligibility requirements or questions asked. We are also providing transportation and child care for more than 100 children of health care and other essential workers. Click here for more information about food distribution and child care.

No Distance Learning May 1 and 4, Meals Still Provided
A reminder that there is no distance learning for students Friday, May 1 and Monday, May 4. The state designated these as days for planning and professional development for teachers to prepare for the final six weeks of distance learning. Free meals will still be available at school sites both days, as well as the neighborhood drop-off sites on Monday, May 4. Enjoy the long weekend.

Flexible Fridays Added At Elementary Level
In recognition of the added stress on students, teachers and parents, all 19 District 196 elementary schools are implementing “Flexible Fridays” beginning May 8 and every Friday through the rest of the school year. Students and families have the option to use these days to catch up on earlier assignments or participate in fun online enrichment activities provided by the district. Attendance will be taken, but no new assignments will be given on these days. Elementary schools will share more information about Flexible Fridays next week. Our middle schools and high schools have implemented school-specific strategies to give students opportunities to catch up on work.  

Students To Keep Devices This Summer
Students will be allowed to keep their district-owned iPads and Chromebooks, as well as hotspots, over the summer. This will keep the district positioned to continue distance learning for summer school and in the fall, if necessary. Seniors and students who will not be enrolled in the district next year will be required to return their device after the school year ends. Information on collection of devices from these students will be shared later.

THANK YOU, Teachers and Nurses
I continue to be amazed with the care, commitment and creativity of our district employees in meeting the challenges the COVID-19 pandemic has presented. This is especially true of our teachers and school nurses. Next week, May 4-8, is Teacher and School Nurse Appreciation Week in District 196. Please join me in recognizing the outstanding efforts of our teachers and nurses next week and throughout the year. This crisis has certainly shown us how important they are to our children and families. 

###

Actualizaciones y Recordatorios de la Educación a Distancia

El distrito continúa proporcionando comidas a los estudiantes todos los días de clases, sin requisitos de elegibilidad o preguntas. También estamos proporcionando transporte y cuido de niños a más de 100 niños de los trabajadores de atención médica y otros trabajadores esenciales. Haga clic aquí para obtener más información sobre la distribución de alimentos y el cuido de niños. 

No hay clases a distancia el 1 y el 4 de mayo, las comidas seguirán siendo proporcionadas
Les recordamos que no hay enseñanza a distancia para los estudiantes el viernes 1 de mayo y el lunes 4 de mayo. El estado designó estos días como días de planificación y desarrollo profesional para que los profesores se preparen para las últimas seis semanas de aprendizaje a distancia. Las comidas gratuitas estarán disponibles en las escuelas ambos días, así como en los lugares de entrega de los vecindarios el lunes 4 de mayo. Disfruten del fin de semana largo.

Los viernes flexibles se han añadido en el nivel elemental
En reconocimiento al estrés añadido en los estudiantes, profesores y padres, las 19 escuelas primarias del Distrito 196 están implementando "Viernes Flexibles" a partir del 8 de mayo y todos los viernes durante el resto del año escolar. Los estudiantes y las familias tienen la opción de usar estos días para ponerse al día con las tareas anteriores o participar en actividades divertidas de enriquecimiento en línea proporcionadas por el distrito. La asistencia será tomada, pero no se darán nuevas tareas en estos días. Las escuelas primarias compartirán más información sobre los viernes flexibles la próxima semana. Nuestras escuelas intermedias y preparatorias han implementado estrategias específicas para dar a los estudiantes la oportunidad de ponerse al día en el trabajo.  

Los estudiantes mantendrán los dispositivos en sus hogares este verano
Los estudiantes podrán quedarse con sus iPads, Chromebooks y hotspots propiedad del distrito, durante el verano. Esto mantendrá al distrito en posición de continuar la educación a distancia para la escuela de verano y en el otoño, si es necesario. Los estudiantes cuarto año y los que no estarán inscritos en el distrito el próximo año deberán devolver su dispositivo después de que termine el año escolar. La información sobre la recolección de los dispositivos de estos estudiantes será compartida más tarde.

GRACIAS, maestros y enfermeros
Sigo sorprendida con el cuidado, el compromiso y la creatividad de los empleados de nuestro distrito para afrontar los retos que la pandemia COVID-19 ha presentado. Esto es especialmente cierto para nuestros maestros y enfermeras escolares. La próxima semana, del 1 al 4 de mayo, es la Semana de Apreciación de los Maestros y Enfermeras Escolares en el Distrito 196. Por favor, únanse a mí en el reconocimiento de los esfuerzos sobresalientes de nuestros maestros y enfermeras la próxima semana y durante todo el año. Esta crisis nos ha mostrado lo importante que ellos son para nuestros estudiantes y sus familias.

###

Tani waa xasuunun ka hadlaysa wax barashada.

Degmadu waxay sii wadeysaa inay siiso cunnooyin diyaar ah caruurta dhammaan carruurta maalin dugsiyeed kasta, majirto shuruudo lagugu xirayo ama su’aal lagu weydiin doono. Waxaan sidoo kale bixinaynaa gaadiid iyo xanaano caruur in kabadan 100 caruur ah oo daryeel caafimaad iyo shaqaale kale oo muhiim ah ay dhaleen. Halkan riix Click here for more information about food distribution and child care.

Wax Barashii guryahay lagu qaadanayay ma jirto  May 1 iyo 4, Laakiin cuntada waad soo doonan kartaa.
Xusuusin inaanu jirin wax barashada fogi oo loogu talagalay ardayda Jimcaha, Meey 1 iyo Isniinta, Meey 4. Gobolku wuxuu u sameeyay maalmahan qorsheynta iyo horumarinta macallimiinta si loogu diyaariyo lixda toddobaad ee ugu dambeeya barashada fog . Cunno bilaash ah ayaa wali laga heli karaa goobaha iskuulka labada maalmoodba, iyo sidoo kale goobaha xaafadaha ee lageeyo cuntada  ee Isniinta, Mey 4. Labadan maalmood iska naso.

Jimhaca waxaa laaga dhiga maali ay ilmahu kashaqeeyaan haday wax dhaafeen waana ilmaha dugdiga hoose dhigta.
Iyada oo la aqoonsanayo walaaca dheer ee ardayda, macallimiinta iyo waalidiinta, dhammaan ee  degmo dugsiyeedka hoose ee 196 ayaa hirgalinaya “Jimcooyinka bilaabanaya Bisha May 8 iyada oo Jimco kasta inta ka harsan sannad dugsiyeedka. Ardayda iyo qoysasku waxay leeyihiin ikhtiyaar ay u isticmaalaan maalmahan inay ku qabsadaan shaqooyinka hore ama kaqeyb galaan iska nastaan malintan waa lays xadirinayaa laakiin ma jiraan wax shaqo loo soo dirayo ardayda maalmahaan. Dugsiyada hoose waxay wadaagi doonaan macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Fududeynta Jimcaha Isbuuca soo socda. Dugsiyada dhexe iyo dugsiyada sare waxay hirgeliyaan istiraatiijiyado u gaar ah dugsiga si loogu siiyo ardayda fursado ay ku qabsadaan shaqo haday dhaafday.

Ardayda  waay sii haysanayaan kumbuyaatarada iyo ipad kaba inta hartay.
Ardayda waxaa laga rabaa in ay xafidaan oo ay ilaaliyaan alaabta ay dagmadu leedahay sida ipad iyo waxii lamida.  sidoo kale ‘hotspots', ay dagmadu leedahay waad sii haysanaysaa inta ka harta sanad gusiyeedka.  Ardayda qalin qabinaysa sanad kan iyo hadaadan sanadka soo socda uusan ilmaahaagu dhigan doonin Iskuulka mida dagmada fadlan soo celi alaabta markuu sanadkan iskuulku dhamaado. Macluumaadka ku saabsan aruurinta aaladaha ardayda dib ayaa loola wadaagi doonaa.

Waa mahad san yihiin macalimiinta iyo gabdhaha caafimaad kuba. 
Hal abuurka shaqaalaha degmadeenna markay tahay la tacaalidda caqabadaha COVID-19 ay soo bandhigtay. Tani waxay si gaar ah u tahay macalimiinta iyo kalkaaliyeyaasha iskuulka. Toddobaadka soo socda, May1-4, waa Toddobaadka Mahadcelinta Macallinka iyo Kalkaaliyeyaasha Dugsiyada Degmadda 196. Fadlan igula soo biir in aan u muujino siday u muhiim yihiin macallimiintu iyo kalkaaliyayaasha caafimaad usbuuca soo socda iyo sanadka oo dhan. Dhibaatadan ayaa dhab ahaan na tustay sida ay muhiimka ugu yihiin caruurteena iyo qoysaskeena.